Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo muddo sanad ku dhow ku xirnaa xabsi ku yaalla magaaladaasi. Ciidamada ammaanka ee Boosaaso ayaa raggan ka qabtay magaalada xilli ay ku guda jireen howlgal ay ku raadinayaan xubno ka tirsan … Continue reading Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab